Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiil iyo askar ka tirsan Guutada 17-aad

0
Wednesday September 16, 2026 - 00:47:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 15
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiil iyo askar ka tirsan Guutada 17-aad

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar "Gen. Khaalid", ayaa kormeeray fadhiyada ciidamada ee magaalada Baydhabo, isagoo ka qeyb galay munaasabad abaalmarin ah oo loo qabtay Guutada 17-aad,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar "Gen. Khaalid", ayaa kormeeray fadhiyada ciidamada ee magaalada Baydhabo, isagoo ka qeyb galay munaasabad abaalmarin ah oo loo qabtay Guutada 17-aad, Ururka 1-aad.

Taliyaha ayaa Ciidanka uga mahadceliyay howsha ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dadaallada ay ku bixinayaan sugidda amniga iyo la-dagaallanka kooxaha hubeysan.
Munaasabadda ayaa lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf iyo abaalmarinno kale saraakiil iyo askar ka tirsan Guutada 17-aad, kuwaas oo lagu dhiirigeliyay dadaalkooda iyo howl-karnimadooda.


May be an image of one or more people and text


May be an image of one or more people and text

May be an image of one or more people



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip