Taliyaha Ciidamada Dhulka ee XD oo gaaray degmada Baardheere

0
Sunday September 06, 2026 - 23:02:03 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 21
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidamada Dhulka ee XD oo gaaray degmada Baardheere

    Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,halkaas oo Taliyaha iyo saraakiisha uu hoggaaminayay si weyn lo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,halkaas oo Taliyaha iyo saraakiisha uu hoggaaminayay si weyn loogu soo dhoweeyay.

Safarka Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa salka ku haya u kuurgelidda xaaladda amni ee gobolka, kormeerka howlaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada iyo arrimo kale oo muhiim u ah howlaha ciidanka.

a8344a23-2f67-4aa6-a2e7-65e30ab22fda.jpeg
b7477db1-9df7-4bb2-8e04-0bfe27ec4559.jpeg
21cccfcf-5ef2-4a48-954a-eb1a73cf89fa.jpeg
a0cf407f-d4dc-4dc0-93b3-6f4398fa6ae7.jpeg



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip