Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

0
Thursday August 27, 2026 - 17:17:42 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 20
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo Taliyaha Taliska Tababarka iyo Doktriinka, Jeneraal Axmed Ciise Axmed, ayaa tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Brigadier General Elio Manes,Saraakiisha ayaa tababarka ku qaatay Dugsiga Tababarka S/Guuto Dhagabadan, iyadoo lagu xoojiyay aqoontooda, xirfaddooda iyo awooddooda hoggaamineed.

FB_IMG_1787573147371.jpgFB_IMG_1787573144038.jpgFB_IMG_1787573141373.jpgFB_IMG_1787573159249.jpgFB_IMG_1787573159249.jpg

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip