MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO GAARAY DHUUSAMAREEB, TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO SOO DHOWEEYAY

0
Saturday August 15, 2026 - 14:29:01 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 19
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO GAARAY DHUUSAMAREEB, TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO SOO DHOWEEYAY

    Dhuusamareeb, Galmudug — 14 Agoosto 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhuusamareeb, Galmudug — 14 Agoosto 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.
Madaxweynaha ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Ibrahim Maxamed Maxamuud iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

May be an image of one or more people and text

May be an image of helicopter
May be an image of text
May be an image of one or more people and text
May be an image of helicopter and text that says 'STAR'
May be an image of one or more people, helicopter and text

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip