Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb

0
Saturday August 15, 2026 - 14:26:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 20
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb waxaa ku soo dhaweeyay Taliyaha Qaybta 21-aad, G/Sare Maxamed Cabdi Daahir "Dhagawayne”. Intaa kaddib, Taliyaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Soo dhaweynta kaddib, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulamo gaar-gaar ah la qaatay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb.

1000004000.jpg
1000004001.jpg
1000004002.jpg
1000004003.jpg

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip