Taliyaha ciidanka XDS oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Kumaantoosta Danab

0
Wednesday August 05, 2026 - 14:44:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 13
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka XDS oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Kumaantoosta Danab

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa tababar u soo xiray askar ka tirsan Ciidanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa tababar u soo xiray askar ka tirsan Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Danab (Danab Special Forces).

Munaasabadda lagu soo xirayay tababarka, oo ka dhacday Xerada Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Xerada Balli-doogle ee Mareykanka, AOB Commander BMA, Major Robert Zimmerman, iyo saraakiil kale.

 

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dardaaran u jeediyay askartii loo soo xiray tababarka.

 

Tababarkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu tayeynayo awoodda iyo xirfadaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Danab oo ka qeyb qaata howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.

36446.jpg
36455.jpg
36447.jpg
36448.jpg
36449.jpg
36450.jpg
36451.jpg
36452.jpg
36453.jpg
36454.jpg
36456.jpg



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip