Maxaabiis ku xiran xabsiga MPCC oo tababar loo soo geba-gebeeyay

0
Sunday August 02, 2026 - 22:47:03 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 22
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaabiis ku xiran xabsiga MPCC oo tababar loo soo geba-gebeeyay

    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta tababar u soo xiray qeyb ka mid ah ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta tababar u soo xiray qeyb ka mid ah maxaabiista ku xiran Xabsiga MPCC ee KM7, isagoo isla goobtaasna tababar ugu furay Cutub kale oo maxaabiista ka mid ah.

Munaasabaddan oo uu Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed soo qabanqaabiyay ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda, Hay'adaha Qaramada Midoobay (UN), bahda caddaaladda iyo ururrada bulshada Rayidka.

9e64bff7-05bb-42a0-91a3-bae23275a0ad.jpeg
e47214b8-bcf5-47d5-bf89-3876c0889895.jpeg
1af91f21-9f92-4a51-83cc-c29f1f30ff8b.jpeg
90cb51d1-cf01-4bcd-95e3-7569eb4753fb.jpeg
015c3032-6611-4bbe-89a4-b0dce38fb462.jpeg
001a4894-9a71-4b7b-8654-aebfe54abb15.jpeg
8f4988d6-bde1-48db-836a-c68ba7f2b6ef.jpeg
ecece4c3-2e84-4d73-9d0a-372f6f629506.jpeg



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip