Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed

0
Wednesday May 13, 2026 - 21:04:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 8
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan looga hadlayo Adkeynta & xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo la yeeshay Hogaamiyaha Kumeel gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan looga hadlayo Adkeynta & xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo la yeeshay Hogaamiyaha Kumeel gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji.
Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay Dardargalinta Howlgalada ka dhan ah nabadiidka iyo adkeynta Amniga Magaalada Baydhabo.
 
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa degaanada Koonfurgalbeed ka wada sidii loo dardargalin lahaa howlgal ka dhan ah maleyshiyaadka nafla caariga ah ee Nabadiidka.
 
Geesiyaasha CXDS ayaa mudooyinkii u dambeyay waxa ay howlgal lagu baacsanayo Nabadiidka ka wada degaanada Koon furgalbeed.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip