Boliiska Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga labada ciidan

0
Saturday April 25, 2026 - 19:54:16 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 19
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boliiska Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga labada ciidan

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dalka Jabuuti kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga, kuwaas oo uu hoggaaminayay Sarreeye Guuto Andrea Taurell

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dalka Jabuuti kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga, kuwaas oo uu hoggaaminayay Sarreeye Guuto Andrea Taurelli Salimbeni.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada ciidan, gaar ahaan dhinacyada tababarrada, qalabaynta, iyo horumarinta aqoonta iyo xirfadaha saraakiisha sare ee Booliiska Soomaaliyeed.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip