Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

0
Saturday April 25, 2026 - 19:49:44 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 20
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kormeer ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xuddur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad, maamulka Xuddur iyo Shacabka D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kormeer ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xuddur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad, maamulka Xuddur iyo Shacabka Degmada.

Taliyaha ayaa dhiiragalin ugu tagay askar cusub oo tababar uga socdo dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Xuddur.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Cutubyadaan cusub dhawaan loo soo xiri doono tababar, isla markaana ay ka mid noqon doonaan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, Taliyaha ayaa Ciidanka cusub faray in looga baahan yahay in ay isku furaan degmooyinka gobolka Bakool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip