Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah

0
Saturday April 04, 2026 - 13:48:06 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta ayaa deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya deegaanka Yasooman iyo degmada Moqokori ee bariga gobolka Hiiraan, waxay weerar dhabagal ah oo ay ka fuliyeen ku dileen malee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta ayaa deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya deegaanka Yasooman iyo degmada Moqokori ee bariga gobolka Hiiraan, waxay weerar dhabagal ah oo ay ka fuliyeen ku dileen maleeshiyo ka tirsan Khawaarijta oo watay gaari nooca Cabdi-bile ah. Hawlgalka waxaa lagu gubay gaarigiiay wateen, waxaana lagu dilay maleeshiyadii saarnaa, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, Kornayl Cali Cagey.

Ciidanka hawlgalkan fuliyay ayaa si nabad ah ugu soo laabtay goobihii ay weerarka ka qaadeen, iyagoo la wareegay hubkii ay wateen argagixisadu.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip