Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada KGS

0
Tuesday July 07, 2026 - 13:12:33 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada KGS

    Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeyb galay Taliyaha Qeybta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee CXDS iyo saraakiil sare oo ka socday Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta wada-shaqeynta hay’adaha amniga, adkeynta qorshayaasha lagu sugayo nabadgelyada, iyo dedejinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha amniga qalqal geliya, si loo xaqiijiyo xasilloonida deegaannada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.

 

FB_IMG_1783328603034.jpg

 

FB_IMG_1783328606774.jpg


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip