Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday bukaanno askar ah oo ku jira cisbitaalka Xoogga

0
Thursday March 26, 2026 - 21:35:10 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 11
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday bukaanno askar ah oo ku jira cisbitaalka Xoogga

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan cidanka ayaa booqasho ugu tegay askartii kusoo dhaawacantay dagaalada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan cidanka ayaa booqasho ugu tegay askartii kusoo dhaawacantay dagaalada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta.

Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa kulan uu la yeeshay saraakiisha caafimaadka ,waxa uu halkaasi kaga dhageystay warbixinno la xiriiray xaaladaha bukaanada ee ku jira cisbitaalka iyo sida hagar la’aanta ah ee loo dabiibayo askarta dowladda.

Booqashada taliyaha ayaa ku saabsaneyd niyad dhiska ciidamada geesiyada ah ee dhiigooda u huray sidii dalka looga xoreyn lahaa Khawaarijta caadeysatay daadinta dhiigga shacabka.

May be an image of one or more people, hospital and text

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip