
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo shir guddoomiyay kulanka Amniga iyo Horumarinta Ciidanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madax-bannaan, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga dalka iyo dadaallada lagu horumarinayo qeybaha kala duwan ee ciidanka.
Saraakiisha amniga ayuu taliyuhu ku ammaanay dadaalka ay geliyeen sugidda amniga, gaar ahaan bishii Ramadaan iyo maalmihii Ciidda, oo ka mid ahaa maalmaha ugu shaqada badnaa ee laamaha kala duwan ee amniga, kuwaas oo si gaar ah ugu xilsaarnaa sugidda amniga muwaadiniinta.


0 

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo shir guddoomiyay kulanka Amniga iyo Horumarinta Ciidanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madax-bannaan, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga dalka iyo dadaallada lagu horum