Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tagay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

0
Thursday March 19, 2026 - 17:34:06 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 11
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tagay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, oo uu weheliyo Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Kornayl Saahid Jareere, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, oo uu weheliyo Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Kornayl Saahid Jareere, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliyaha ayaa halkaas u gaaray dhiirrigelinta geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee guulaha ka gaaray howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta.
Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa ciidanka kusugan halkaasi ku ammaanay naf-hurnimada iyo dhiirranaanta ay muujiyeen, iyo sida mar walba ay uga hortagaan dhagarta cadowga.
Gobolka Shabeellaha Hoose, geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa guulo waaweyn ka gaaray howlgalka Badar ee bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo Khawaarijta looga saaray dhul ballaaran oo ay muddo ku dhuumaaleysanayeen.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip