
Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay shuhadada iyo guulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Munaasabadda waxaa lagu xusay halganka iyo naf-hurka askarta Soomaaliyeed, iyadoo masuuliyiintu u duceeyeen geesiyaasha ku shahiiday dagaallada lagula jiro Khawaarijta, isla markaana bogaadiyeen guulaha ciidamada iyo howlgallada ka socda dalka. Sidoo kale waxay ciidamada ku dhiirrigeliyeen inay sii xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta si loo xaqiijiyo amniga dalka.


0 

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamu