Ciidanka Xoogga oo maanta Khawaarijta ka saaray deegaanno kamid ah Sh/Dhexe

0
Thursday February 12, 2026 - 21:43:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 15
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo maanta Khawaarijta ka saaray deegaanno kamid ah Sh/Dhexe

    Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saakay howlgal qorsheysan oo ay fuliyen maleeshiyadka Khawaarijta kaga saaray deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhaxe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saakay howlgal qorsheysan oo ay fuliyen maleeshiyadka Khawaarijta kaga saaray deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhaxe.

Ciidamada oo aroortii hore ee saakay howlgal culus ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellada Dhexe, ayaa Khawaarijta ka saaraay tuulooyinka Dharaawe iyo Galka Cumar oo ka tirsan Sh/Dhexe.

Howlgalkasi ay fuliyeen ciidanka xoogga waxaa mudadii lagu jiray halkaas nabadiidka lagu gaarsiiyay Khasaarooyin kala diwan oo xoog leh ,iyagoo dhagartoodi laga dulqaaday shacabka ku nool deeaanadaasi.

Taliye Ku-xigeenka Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Dhexe Abuukar Xasan Axmed (Galmadoobe) ayaa sheegay in weli lasii baacsanayo firxadka Khawaarijtii saakay lagu jebiyay tuulooyinka Dharaawe iyo Galka Cumar.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip