Soomaaliya oo ku guuleysatay ka mid noqoshada golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika

0
Thursday February 12, 2026 - 21:29:48 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 13
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo ku guuleysatay ka mid noqoshada golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika

    Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) muddada u dhaxeysa 2026–2028, taas oo ah guul taariikhi ah oo muujineysa horumarka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) muddada u dhaxeysa 2026–2028, taas oo ah guul taariikhi ah oo muujineysa horumarka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo dib u soo noqoshadeeda kaalinta ay ku lahayd saaxadda qaaradda iyo tan caalamkaba. Doorashada Soomaaliya waxay ka tarjumeysaa kalsoonida iyo taageerada ay dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika u muujiyeen.

Soomaaliya waxay u mahadcelineysaa dhammaan dalalkii taageeray una codeeyay musharaxnimadeeda. Taageeradan wadajirka ah waxay muujineysaa iskaashi xooggan iyo aragti mideysan oo ku wajahan Afrika nabdoon, xasilloon, isla markaana barwaaqo ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip