Ciidanka xoogga oo howlgalo jab culus lagu gaarsiiyay Khawaarijta kasameeyay nawaaxiga Masaajid Cali-Guduud

0
Thursday January 15, 2026 - 20:39:14 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 17
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga oo howlgalo jab culus lagu gaarsiiyay Khawaarijta kasameeyay nawaaxiga Masaajid Cali-Guduud

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal culus maanta kasameeyay degmada Masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal culus maanta kasameeyay degmada Masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidanka Xoogga ayaa howlgalkaas ku burburiyay fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta, waxaana howlgalka lagu dilay tiro badan oo ka mid ah maleeshiyaadkii halkaas ku dhuumaaleeysanayay.

Ciidanka ayaa weli wada howlgalka, kaas oo isugu jira mid cirka iyo dhulka ah.

Howlgalkaan wuxuu qayb ka yahay guluf ballaaran oo Ciidanka Qaranku bilihii dambe ka wadeen goobo kala duwan oo ay ku sugnaayeen Khawaarijtu, wuxuuna kusoo aadayaa iyadoo xalay degmada Bu’aale uu ka dhacay weerar qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Nabad-sugidda iyo saaxiibada caalamiga ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip