Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin ee magaalada Beledweyne

0
Monday January 05, 2026 - 17:41:35 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 36
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin ee magaalada Beledweyne

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan Guutooyinka 5aad iyo 29aad ee qeybta 27aad Ciidanka Xoogga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan Guutooyinka 5aad iyo 29aad ee qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Taliyaha ayaa Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka kula dardaarmay xoojinta difaaca Qaranka, iyo inay dardargeliyaan waajibadka shaqo ee loo idmaday, oo ay kow ka yihiin howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.

Booqashooyinkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku dhiirigelinayaan, kuna xoojinayaan doorka Ciidamadu ku leeyihiin difaaca qaranka iyo xasilinta amniga dalka.

 

       




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip