Taliyaha ciidanka dhulka Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

0
Monday December 15, 2025 - 17:41:17 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka dhulka Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

    Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Rwanda, Major General Vincent Nyakarundi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Rwanda, Major General Vincent Nyakarundi.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Rwanda ayaa ka qeybgeli doona Kalfadhiga 35-aad ee Taliyayaasha Ciidamada iyo Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF), kaas oo ay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya martigelinayso, laguna gorfeeyn doono xoojinta iskaashiga amni iyo doorka wadajirka ah ee nabad-ilaalinta gobolka.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip