Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ku Dilay Khawaarij aagga Sabiib iyo Caanoole
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose
kaas oo lagu dilay dhagarqabayaal ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta.
Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in howllgalka lagu dilay dhagarqabayaal katirsan Khawaarijta,