Ra'iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

0
Wednesday April 28, 2021 - 21:35:49 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 545
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 4
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda.

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Gaashaandhig, Wasiirka Amniga, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha ciidamada, ayaa ku boorriyay in la xoojiyo amniga Caasimadda.        




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip