Maxkamadda ciidammada oo saraakiil u xirnaa qaraxii SYL dambi waysay

0
Tuesday May 26, 2015 - 17:10:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda ciidammada oo saraakiil u xirnaa qaraxii SYL dambi waysay

    Maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ayaa sii daysay toddobo sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL, kaddib markii ay maxkamaddu dambi ku waysay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ayaa sii daysay toddobo sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL, kaddib markii ay maxkamaddu dambi ku waysay.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ayaa sheegay in maxkamaddu ay dambi ku waysay saraakiisha kala ah;

1. G/sare Bol. Maxamed Ismaaciil Cali.
2. G/sare Bol. Cali Axmed Cabdi.
3. Dhamme Bol. Bashiir Yuusuf Fooleey.
4. L/X/le Bol. Cabdifitaax Aadan Axmed.
5. A.le Bol. 17086 Salaad Cabdullaahi Sh Cali.
6. D/le Bol. 20897 Cabdikamaal Xuseen Cabdi.
7. D/le Bol. 20860 Maxamed Cali Xasan.

Sidoo kale maxkamadda ayaa dib u dhigtay dacwadda eedeysaneyaasha kala ah;

1. G/le dhexe Maxamed Daahir Cabdulle

2. L/x/le Mahad Cabdi Cumar
3. X/le Xasan Daahir Maxamed
4. K/S Axmedkhadar Maxamed Xasan.

Maxkamadu waxay sheegtay in qofkii aanan ku qanacsanayn xukunkaan ay u bannaan tahay rafcaan.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip