Posted at: Monday August 31, 2026 - 18:17:38
Posted at: Monday August 31, 2026 - 18:12:10
Posted at: Monday August 31, 2026 - 18:09:19
Posted at: Saturday August 29, 2026 - 21:20:45
Posted at: Saturday August 29, 2026 - 21:11:09
Posted at: Thursday August 27, 2026 - 17:21:27
Posted at: Thursday August 27, 2026 - 17:17:42
Posted at: Saturday August 22, 2026 - 21:05:35
Posted at: Saturday August 22, 2026 - 20:49:47
Posted at: Tuesday August 18, 2026 - 23:40:24
Wararka
Taliska Ciidanka XDS ayaa baaris hordhac ah ka wada xubno ka tirsan Ciidanka XDS oo baraha bulshada ku faafiyey muuqaal muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal, xilli uu socday howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta.
Read More →
Taliska Ciidanka XDS ayaa baaris hordhac ah ku wada xubno ka tirsan Ciidanka XDS oo baraha bulshada ku faafiyey muuqaal muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal, xilli uu socday howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta.
Read More →
Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab ka wada duleedka deegaanka Basra, oo ku yaalla xadka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Read More →
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka MV LATUF, oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal.
Read More →
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah beeraleyda gobolka Shabeellaha Hoose.
Read More →
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar afar maalmood socday oo qeyb ka ahaa Hindisaha Istaraatiijiga ah ee "Wariyayaasha Nabadda", kaas oo uu soo qabanqaabiyey Isbahaysiga Ciidamada Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC).
Read More →
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Read More →
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray mashaariic uu Isbahaysigu ka fulinayo Soomaaliya, kuwaas oo uu ugu horreeyo Hindisaha Istaraatiijiga ah ee "Wariyayaasha Nabadda" ee dhinaca isgaarsiinta.
Read More →
Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe ay dileen laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta.
Read More →
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi "Gen. Khaalid" ayaa gaaray aagga deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan, isagoo booqday difaacyada hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Read More →
Maqaallo
Gen Asad Cismaan Cabdullaahi waxa uu ku dhashay magaalada Galaadi ee Gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed 25kii Janaayo Sanadkii 1983-kii.
Read More →
S/Gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka CXD, waxa uu ku dhashay Muqdisho Sanadka Markuu ahaa 1960-kii.
Read More →
Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali Taliyaha Ciidanka LUGTA ee XDS Waxa uu ku dhashay Degmada Balad xaawo ee Gobolka Gedo Sanadka Marka uu ahaa 1969 kii. Waxbarasadiisa Aas Aasiga waxaa ku soo qaatay Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.
Read More →
Allaah U Naxariistee S/Guuto Ibraahim Aadan Yarow, waxa uu ku dhashay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose Sanadkii 1964-kii, waxa uu ku soo barbaaray oo uu qur'aanka kariimka ku soo bartay Degmada Afgooye sidoo kale waxa uu waxbarashadiisa aasaasiga iyo tan dugsiga saraba ku qaatay Dugsii Lafoole.
Read More →
Allaah U Naxariistee Janaraal Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) waxa uu ku dhashay magaalada Baladwayn ee xarunta gobolka hiiraan Sanadkii 1952-kii, waxa uu dugsiga dhexe ku dhamaystay Magaalada Baladweyne.
Read More →