Ciidanaka xoogga dalka oo howlgallo sifayn ah ka samaysay aaga deegaanka dhagax yaale oo hoostaga degmada ceel dheer ee gobolka galgaduud .
Ciidanaka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee cali ibnu abii daalib ayaa howlgallo sifayn ah ka samaysay aaga deegaanka dhagax yaale oo hoostaga degmada ceel dheer ee gobolka galgaduud .
Deegaanka dhagax yaale ayaa ah degaan maalmo ka hor khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan , iyadoo la bur buriyay godad ay ku dhuumaalaystaan si ay uga soo abaabulaan weerarda Guracan oo ay doonayaan ineey ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah.

0 