
Ra'iisul Wasaaraha XFS IYO MadaxweynahaDowlad goboledka Jubaland Taliyayaasha Ciidanka Xooga iyo Booliska iyo Wasiirada Gaashandhiga, OObooqasho dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Taliyayaasha Ciidanka Xooga iyo Booliska iyo Wasiirada Gaashandhiga, Amniga iyo arrimaha gudaha Dowlada Federaalka ah ayaa maanta booqasho dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex ee fadhigoodu yahay deegaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose.
Ra'iisul Wasaaraha XFS IYO MadaxweynahaDowlad goboledka Jubaland Taliyayaasha Ciidanka Xooga iyo Booliska iyo Wasiirada Gaashandhiga, OObooqasho dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Taliyayaasha Ciidanka Xooga iyo Booliska iyo Wasiirada Gaashandhiga, Amniga iyo arrimaha gud