Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo oo garay magaalada kismaayo

0
Tuesday July 30, 2024 - 17:52:55 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo oo garay magaalada kismaayo

    Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo garay magaalada kismaayo Masuuliyiinta ayaa waxa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay. Madaxweynaha Dowlad goboledka Jubaland Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo garay magaalada kismaayo Masuuliyiinta ayaa waxa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay. Madaxweynaha Dowlad goboledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Golayaasha kala duwan ee Dowlad goboledka jubbaland iyo dadweynaha magaalada kismaayo.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa Jubaland u yimid dhiirigalinta iyo Tageerada Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa dowlad goboledka Jubaland oo howlgalo dalka lagu xoreeynayo ka wada deegaanada Jubaland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip