Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin kulan la qaatay Dhamaan Hoggaanada ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed.

0
Tuesday July 09, 2024 - 16:24:29 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin kulan la qaatay Dhamaan Hoggaanada ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Iyadoo laga duulayo xoojinta amarkii Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Maxamuud Ahna Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida ee ahaa Dardar galinta Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa maanta Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxyadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo laga duulayo xoojinta amarkii Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Maxamuud Ahna Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida ee ahaa Dardar galinta Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa maanta Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin waxuu kulan la qaatay Dhamaan Hoggaanada ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Taliye ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Hoggaanada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed faray in looga baahanyahay hoggaan walba inuu kordhiyo shaqadiisa, lagana doonayo inuu diyaar u noqdo waajibaad Qaran oo Rasmi ah.
"Waxaan Taliska ciidanka ku soo kordhinay talisyo iyo Hoggaana cusub, waxaana laga doonayaa inay qeyb weyn ka qaataan qorshaha socda ee ku saabsan Dagaalka Argagixisada, Dhismaha Ciidanka, Taakuleynta iyo sare u qaadista tayada Ciidanka xoogga Dalka ayuu yiri Taliyaha Ciidanka XDS".
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip