Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir yaa Howl-gal Ka fuliyey Degmooyin Ka mid ah Caasimadda

0
Monday June 10, 2024 - 20:05:59 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 58
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir yaa Howl-gal Ka fuliyey Degmooyin Ka mid ah Caasimadda

    Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir oo kaashadey hay'addaha Kale ee kala Shaqeeya amniga Caasimada Nisa.Boliis Militaare iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Howl-gal Ka fuliyey Degmooyin Ka mid ah Caasimadda waxaana lagu Soo qabtey B

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir oo kaashadey hay'addaha Kale ee kala Shaqeeya amniga Caasimada Nisa.Boliis Militaare iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Howl-gal Ka fuliyey Degmooyin Ka mid ah Caasimadda waxaana lagu Soo qabtey Burcad isugu jirta Gacan ku dhiiglayaal . Dhac iyo dhaawac Dadweyne Horey u geystey Tiradooduna gaareysa 16 Eedeydane
howlgalkaan ayaa laga fuliyey degmooyinka kala ah dharkenlay ,yaaqshiid ,garasbaalay iyo Wadajir ,kadib markii bulshada ku dhaqan degmooyinkaas ayagoo cabasho ah ay la soo xiriireen nambarka gaaban ee boliiska 991. kajawaabida cabashadoodana keentey in gacanta lagu soo dhigo burcadaan .xili ay gacanta kula jireen dhac dadweyne .
qaar kamid ah oo isugu xeran qaab shabakad ahaan ayaa caadeystey dilka, dhaawaca iyo dhaca dadweynaha ayagoo horey loogu raadjoogey ayaa lagu qabtey fulinta falkale
Dhamaan Eedeysanayaasha waxaa la horgeyn Doonaa Maxkamad Awooda u leh
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip