Taliyaha guutada 10-aad Qaybta 43-aad ciidanka dhulka XDSoo uu wehliyo taliyaha qaybta police ka gobalka gedo ayaaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada buurdhuubo ee gobalka gedo

0
Monday June 10, 2024 - 17:14:17 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha guutada 10-aad Qaybta 43-aad ciidanka dhulka XDSoo uu wehliyo taliyaha qaybta police ka gobalka gedo ayaaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada buurdhuubo ee gobalka gedo

    Taliyaha guutada 10-aad Qaybta 43-aad ciidanka dhulka XDS G/le Aadan Siyaad Cabdi oo uu wehliyo taliyaha qaybta police ka gobalka gedo ayaaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada buurdhuubo ee gobalka gedo oo ay ku sugaanyihiin cutubyo ka tirsan ciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha guutada 10-aad Qaybta 43-aad ciidanka dhulka XDS G/le Aadan Siyaad Cabdi oo uu wehliyo taliyaha qaybta police ka gobalka gedo ayaaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada buurdhuubo ee gobalka gedo oo ay ku sugaanyihiin cutubyo ka tirsan ciidanka XDS
 gaar ahaaan ururka 48-aad guutada 10-aad qaybta 43-aad ee ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Taliyaasha ayaa halkaasi waxaa ku soo dhaweeyay saraakiisha ku sugan degmada buur dhuubo iyagoo uga warbixiyay xaalada guud ee degmada iyo shaqada muhiimka ah ee ciidanku ka haayaan degmada buur dhuubo ee gobolka gedo.
Taliyaha ayaa ciidanka uga mahad celiyay shaqada wanaagsan ee geesiyaasha xoogga dalka soomaaliyeed degmada ka qabteen waxa uuna ku bogaadiyay ineey sii laba jibaaraan shaqada muhiimka ah oo ay u hayaan bulshada soomaaliyeed ku dhaqan degmada buur dhuubo iyo deegaanada ku teedsan.
Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee ku sugan degmada buur dhuubo ayaa qayb muhiima ka ah sugidda amaanka guud ee degmada buur dhuubo ee gobolka gedo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip