Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda kala duwan Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose.

0
Monday June 10, 2024 - 13:51:43 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda kala duwan Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose.

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab gaar ahaan Ururka 162-aad iyo Ciidamadda kala duwan ee Doowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee go

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab gaar ahaan Ururka 162-aad iyo Ciidamadda kala duwan ee Doowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray degaanka Bulla-Xaaji oo 90 KM dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaay ee gobolka Jubbada hoose
Taliyaha Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Xds Carab dheeg Axmed ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in howlgalku socdo islamarkaasna ay sii eryanayaan firxadka Khawaarijta oo howlgalka qasaaro lagu gaarsiiyay.

Ciidamada baacsanaya maleeshiyaadka xagjirka ah ee Argagixisada ayaa sidoo kale howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay tuulooyinka hoostaga deegaanka Buuloxaaji oo ah deegaan istaraatiiji ah.


 Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay si wadajir howlgal xoogan uga sameenayaan waqooyiga gobolka Jubada hoose, kaas oo la doonayo in kooxda jid iyo jiho diidka ah loogo xoreeyo degmooyin iyo deegaano ka maqan Jubbaland.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip