Ciidanka XDS iyo kuwa Deegaanka ayaa Hawlgal ka fuliyey Deegaanka Xintumaal oo hoostaga degmada Ceel buur ee gobolka Galgaduud.

0
Saturday June 08, 2024 - 15:14:14 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka XDS iyo kuwa Deegaanka ayaa Hawlgal ka fuliyey Deegaanka Xintumaal oo hoostaga degmada Ceel buur ee gobolka Galgaduud.

    Dagaal toos ah ayeey Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka la galeen cadowga waxayna khasaare gaarsiiyeen cadawgii ku sugnaa fariisimihii ay ku lahaayeen deegaankaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal toos ah ayeey Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka la galeen cadowga waxayna khasaare gaarsiiyeen cadawgii ku sugnaa fariisimihii ay ku lahaayeen deegaankaas.
Cadawga khawaarijta ayaa sidoo kale halkaasi looga soo furtay hub iyo saanad ciidan ,iyadoo howlgalkaas bur burinta ah u jeedkiiisu ahaa in laga hortago in khawaarijtu isku uruursadaan si ay shacabka u dhibaateeeyaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip