Ciidanka Xogga dalka ayaa howlgalo culus ka sameyay Deegaanka Caag bashiir ee gobalka hiiraan.

0
Sunday May 26, 2024 - 14:28:11 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xogga dalka ayaa howlgalo culus ka sameyay Deegaanka Caag bashiir ee gobalka hiiraan.

    Ciidanka Xogga dalka gaar ahaan Ururka 8aad guutada 18 aad ee Kumandoska Gor Gor ayaa howlgalo culus ka sameyay Deegaanka Caag bashiir ee gobalka hiiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xogga dalka gaar ahaan Ururka 8aad guutada 18 aad ee Kumandoska Gor Gor ayaa howlgalo culus ka sameyay Deegaanka Caag bashiir ee gobalka hiiraan
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanku ku Soo saareen Miinoyin argagixisadu ay doonayeen Iney ku dhibaateeyaan shacabka, Sidoo kale ciidanka ayaa bur buriyay fariisimo argagixisadu ay ku lahaayeen deegaanka Caag bashiir oo hoostaga degmada buula burde.
Abaandulaha ururka 8aad oo howlgalkan hogaaminayay ayaa warbaahinta ciidamada Qalabka uga warbixiyay howlgalkan oo ahaa bur burin iyo nadiifinta wadoyinka shacabku ay adeegsadan Si looga bad baadiyo dhagarta argagixisada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip