Cali ibrahim qoobey oo kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay CXDS

0
Friday May 24, 2024 - 13:26:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 56
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali ibrahim qoobey oo kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay CXDS

    Cali ibrahim qoobey ( Cali Ceel-joog ) oo ah khawaarij mudda ka tirsanaa argagixisada ayaa maanta isku Soo dhiibay ciidanka Xogga dalka ee fadhigoodu yahay Deegaanada Mesewagaaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali ibrahim qoobey ( Cali Ceel-joog ) oo ah khawaarij mudda ka tirsanaa argagixisada ayaa maanta isku Soo dhiibay ciidanka Xogga dalka ee fadhigoodu yahay Deegaanada Mesewagaaa.
Khawaarijkan oo mudda 2 Sano ka tirsanaa argagixisada ayaa kaga biiray degmada galcad waxa uu tababaro kala duwan ku Soo qaatay degaan u dhexeya Sakow iyo Bu,aale.
Cali Ceel-joog ayaa marka uu u adkeysan waayay Dan darada duurka ka jirto waxa ayna naftu biday inuu isku dhiibo Ciidanka dawladda waxa uuna argagixisada u qaabilsanaa Jabhadaha.
All reactions:
Abdi Muhumed, Ahmed Caananuugiyo457 kale


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip