TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAAL OO TABABAR U SOO XIRAY 70 ASKARI OO BAANDA-MUSIG KA MID NOQONAYA.
			Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa tababar u soo xiray 70 Askari oo cusub oo ka mid noqonaya qeybta hab-maamuuska gaar ahaan ee Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed.                        
	
  Munaasabadda Tababarka loogu soo xiray ciidankaas waxaa goobjoog ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan C/llaahi Maxamed (Kaniif) iyo Saraakiil kale, waxaana lagu qabtay Dugsiga Tababarka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee S/Guuto Kaahiye oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
 
 0