Ciidanka Kumandooska Danab XDS Ayaa Gar'Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

0
Tuesday May 21, 2024 - 17:38:54 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumandooska Danab XDS Ayaa Gar'Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

    Ciidanka Kumandooska Danab XDS iyo Saxiibada cidanka mareykanka Ayaa Gar'Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumandooska Danab XDS iyo Saxiibada cidanka mareykanka Ayaa Gar'Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo
Ururka 162'aad Guutada 16'aad Kumandoska Danab XDS iyo Saxiibada Caalamka Ayaa Daawo Gaarsiyey Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.
Daawooyinka ayaa Looga tala galay in lagu caawiyo Shacabka Somaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo.
Shacabka Danab Ayaa Gacan Ku Caawisa Gacana Kula Dagalanta Khawaariijta.



 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip