Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga hambaliyeeyay Ciidanka Booliska sanad-guuradii 80-aad

0
Wednesday December 20, 2023 - 17:18:09 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga hambaliyeeyay Ciidanka Booliska sanad-guuradii 80-aad

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hambaliyo u diray ciidamad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hambaliyo u diray ciidamada Booliska.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalka ay ciidamada booliska ugu jiraan xaqiijinta amniga dalka, inkastoo ay jiraan duruufo ku xeeran.

"80-kii Sano ooBooliska jiray, madax kala duwan ayaa dalka soo maray, dhamaan saraakiisha Booliska ee ka soo shaqeeyay amniga dalka 80-kaas Sano waxa ay mudanyihiin amaan”. ayuu yiri madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in guulaha amni ee la gaaray sanadihii la soo dhaafay ay suurta galiyeen Ciidamada geesiyaasha ahaa ee naftooda & dhiigooda u huray sugida amnigeena.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip