Wasiirro ka tirsan XFS oo la kulmay guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta QM (C34)

0
Thursday November 30, 2023 - 19:16:08 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirro ka tirsan XFS oo la kulmay guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta QM (C34)

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta Qaramadda Midoobey (C34) oo Muqdisho u yimid si ay ula kulmaan Dow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta Qaramadda Midoobey (C34) oo Muqdisho u yimid si ay ula kulmaan Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo ATMIS.

Mas’uuliyiinta DFS ee kulanka ka qayb galay ayaa warbixin ka siisay wafdiga, horumarka laga gaaray la dagaalanka Argagixisada iyo doorka taageero ee muhiimka ah ee ciidamada ATMIS iyo saaxiibada Soomaaliya ay ka geesteen dagaalka xoreynta dalka.

Madaxda ayaa soo bandhigay dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qorshayaasha ku aadan horumarinta laamaha Amniga iyo la wareegidda amniga guud ee dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip