Madaxweynaha Hirshabeele iyo Taliyaha Xoogga oo deeq xoola ah ku wareejiyay ciidanka X.D.S iyo kuwa dib u xoreynta ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca

0
Thursday August 31, 2023 - 20:28:58 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeele iyo Taliyaha Xoogga oo deeq xoola ah ku wareejiyay ciidanka X.D.S iyo kuwa dib u xoreynta ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca

    Madaxweeynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow, senator Afcadey, Agaasimaha hay'adda Tubsan ahna Lataliyaha Madaxweeynaha JFS Cabdullaahi Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Maxkamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweeynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow, senator Afcadey, Agaasimaha hay'adda Tubsan ahna Lataliyaha Madaxweeynaha JFS Cabdullaahi Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamadda Qalabka sida G/sare Xassan Cali Nuur Shuute yo Saraakiil kale ayaa kormeeray CXD iyo kuwa degaanka ee ku sugan degaanka Daaru-nimca ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Ujeedkaan kormeerkaan ayaa ahaa dhiiregilinta geesiyaasha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed iyo kuwa dib uxuraynta deegaanka ee dagaalka kula jira khawaarijta ,waxaana madaxwaynaha hirshabeelle , iyo saraakiisha wehlinaysa ciidanka ku dhiirigeliyeen shaqada wanaagsan ee ay u haayaan shacabka soomaaliyeed ,iyagoo xusay in la joogo waqtigii la dhamaystiri lahaa khawaarijta shacabka soomaaliyeedna lagu dulqaadi sharwadayaashan dhibaatada u ah .

Ugu danbayn masuuliyiita iyo saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee kormeeray fariisimaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib uxuraynta ay ku leeyihiin deegaanka daaru nimca ayaa ciidanka ku wareejiyay deeq xoola nool ah.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip