Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga G/Banaadir oo la kulmay saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda

0
Thursday May 25, 2023 - 20:47:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga G/Banaadir oo la kulmay saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda

    Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda, isagoo ka dhageestay warbixina la xariira xaaladihii ug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda, isagoo ka dhageestay warbixina la xariira xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga magaalada iyo guulaha laga gaaray howlgallada laga fuliyay Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Yabooh ayaa ku bogaadiyay ciidanka Xasilinta Caasimadda sida ay had iyo jeer heeganka ugu yihiin sugidda amniga iyo ka hortagga falalka lidiga ku ah amniga, Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ku amaanay ciidanka sida wanaagsan oo ay ula falgalaan bulshada, inta ay ku jiraan howlaha amniga la xariira.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip