Jilib: Ciidamada Qalabka Sida oo jab xoogan u geystay khawaarijta
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa weerar ka fuliyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo xarun u ah Khawaarijta Al Shabaab.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidamada waxa ay Khawaarijta ugu geysteen Khasaare isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo qalab la burburiyay.