Ciidanka xoogga dalka oo dhagarqabayaal khawaarijta katirsan ku dilay Jubbada hoose.

0
Wednesday March 22, 2023 - 14:26:29 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo dhagarqabayaal khawaarijta katirsan ku dilay Jubbada hoose.

    Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska XDS ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa shan ka tirsanaa khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay Jubbaland, iyagoo gacanta ku dhigay horjooge ka mid ahaa nabad-diidka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska XDS ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa shan ka tirsanaa khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay Jubbaland, iyagoo gacanta ku dhigay horjooge ka mid ahaa nabad-diidka.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheeysan ayaa ka dhacay degaanno ay ka mid yihiin Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani iyo Qudus oo katirsan gobolka Jubbada hoose, sida uu warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay taliyaha Guutada 16-aad ee Danab, Carab Dheeg Axmed.

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gobolada dalka ka wada howlgallo lagu cirib tirayo kooxda khawaarijta Al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip