
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal ka fuliyey Gobolka Jubbada hoose,
Ciidanka Kumaandooska Danab, Gaar ahaan Ururka 5-aad, ee Guutada16-aad XDS Howgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada miido Oo Qiyaastii 26-km u jirta Degmdada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa waxay ku dileen dhagarqabe-yaal ka tirsan Khawaarijta.
Howgalkaan, ayaa waxaa Argagixisada looga dilay 7 dhagar qabe Oo uu ku jiro horjooge lagu magacaabo Asad, waxaana looga dhaawacay ku dhowaad 10 dhagarqabe, waxaana Khawaarijta laga Furtay Hub Farabadan Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida U Xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab Carab dheeg Axmed
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal ka fuliyey Gobolka Jubbada hoose,
Ciidanka Kumaandooska Danab, Gaar ahaan Ururka 5-aad, ee Guutada16-aad XDS Howgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada miido Oo Qiyaastii 26-km u jirta Degmdada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa waxay ku dileen dhagarqabe-yaal ka tirsan Khawaari