
ciidanka kumaandooska Xds oo howlgal ay kasameeyeen degaano katirsan gobolka jubada hoose maleeshiyaad iyo horjoogayaal katirsan khawaarijta.
Ciidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan urur 5-aad iyo ciidanka nabad sugida dawlad goboleedka jubbaland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka Jubbada hoose, waxay ku Dileen Dhagarqabe yaal ka tirsan Argagixisada.
13 ka mida Khawaarijta oo uu ku jiro horjooge lagu magacaabo Aruuriyow Maxamed Cumar oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Axmed Sahal ayaa lagu Dilay howlgalkaan, sida uu warbaahinta Ciidamada Qalabka sida u xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab Taliye Carab dheeg Axmed.
ciidanka kumaandooska Xds oo howlgal ay kasameeyeen degaano katirsan gobolka jubada hoose maleeshiyaad iyo horjoogayaal katirsan khawaarijta.
Ciidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan urur 5-aad iyo ciidanka nabad sugida dawlad goboleedka jubbaland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka Jubbada hoose, waxay ku Dileen Dhagarqabe yaal