Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad Kawada Tirsan kooxda Khawaarijta oo ka dhacay degaan hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

0
Saturday December 31, 2022 - 20:10:39 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad Kawada Tirsan kooxda Khawaarijta oo ka dhacay degaan hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

    Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka baxsaday deegaanka Dabagalo oo doonayey inay isu dhiibaan ciidanka dowladda ayey maleeshiyo kale ku dagaalameen agagaarka magaalada Camaara ee gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka baxsaday deegaanka Dabagalo oo doonayey inay isu dhiibaan ciidanka dowladda ayey maleeshiyo kale ku dagaalameen agagaarka magaalada Camaara ee gobolka Mudug.

Dagaalka oo socday ilaa hal saac ayaa la sheegay inay ku dhinteen ilaa 7-ka tirsan maleeshiyada.

Qof goobjooge ah ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inuu arkay maleeshiyada qaar ka mid ah oo la soo xirxiray, iyaga oo gaari saaran.

Dagaalka u dhexeeya Khawaarijta ayaa ah calaamad wayn oo muujinaysa sida kooxdan argagixisada ah ay ugu jabtay dagaalada ka dhanka ah aysana sii jiri doonin.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip