Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baladweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guude ee Ciidmadda Qalabka Sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhoweeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, xildhibaano,wasiiro iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaa ayaa booqday goobihii dhowaan maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta Al-shabaab qarxiyeen ee magaalada Baledweyne.