Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku dhawaad 50 Dhagar Qabe Ku Dilay Degaanka Ceel-Gorof,
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska XDS ee Danab ayaa degaanka Ceel-gorof ee duleedka Waxbo ku dilay 45 dhagar qabayaal ah oo katirsan kooxda khawaarijta Al-shabaab.
Howlgalka oo ay Ciidanka kumaandooska Xds ee Danab kaashanayeen Ciidamadda Degaanka ayaa waxaa Barbar socday duqeeymo dhanka Cirka ah.

0 