
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Kormeeray Difaacyada Ciidanka ee Deegaanka Xawaadleey.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Xawaadley.
Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Difaacyada Ciidanka Xoogga ee degaanka Xawaadlay ee gobolka shabeelaha dhexe, halkaasi oo dhawaan laga xoreeyay maleyshiyaadka al-shababab.







Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa ciidanka xoogga ee ku sugan deganka xawaadleey ku booriyey difaaca shacabka isla markaana saraakiisha iyo askarta kula dar-daarmay joogtaynta howlgalada ka dhanka ah kooxda al-shabab.
Degaanka Xawaadleey ayaa waxay muhiim u aheyd argagixisada, waxaana ku taalla buundo ay isaga kala gudbi jireen gobolada dhexe iyo Kuwa Koofureed.








Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Kormeeray Difaacyada Ciidanka ee Deegaanka Xawaadleey.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Xawaadley. Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Difaacyada Ciidanka Xoogga ee degaanka Xawaadlay ee gobolka shabeelaha dhexe, halkaasi oo dha