Jeneraal Caanood oo loo magacaabay Afhayeenka wasaaradda Difaaca

0
Saturday October 15, 2022 - 19:18:03 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jeneraal Caanood oo loo magacaabay Afhayeenka wasaaradda Difaaca

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Cabdulkaadir Maxamed Nuur (jaamac) ayaa Afhayeenka Wasaaradda difaaca u magacaabay S/guuto Cabdullaahi Cali Caanood, si loo xoojiyo xiriirka warbaahinta iyo Wasaaradda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Cabdulkaadir Maxamed Nuur (jaamac) ayaa Afhayeenka Wasaaradda difaaca u magacaabay S/guuto Cabdullaahi Cali Caanood, si loo xoojiyo xiriirka warbaahinta iyo Wasaaradda.

Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa soo noqday Abaanduulaha ciidanka milateriga ee Soomaaliya, isagoo dowr muhiim ah ka qaatay la dagaalanka argagixisada Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip